Xukun adag oo lagu riday Ninkii isku qarxin rabay Xafladdii Ahlu Suna (Sawirro)

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun ku riday Ninkii isku qarxi rabay Hogaanka sare ee Ahlusunna xaflad ka socotay Magaalada Guriceel iyo nin kale oo la shaqeynaayay. Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute (Shuute) guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa sheegay in Maxamuud Cabdi C/raxmaan lagu helay dembiga ah inuu doonayay inuu … Continue reading Xukun adag oo lagu riday Ninkii isku qarxin rabay Xafladdii Ahlu Suna (Sawirro)